Daawo-Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaalkii Shalay Dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo Puthland.

Hargeisa(GNN):-Xukuumada Somaliland Ayaa Faahfaahin dheeraada kasoo Saartay dagaalkii Shalay subax dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo kuwa puthland.

Hargeisa Somaliland
Gabiley news Network
Axmed Almis.