DAAWO:Madaxtooyada Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Jawaab Ka Bixisay Mudo Kordhin Maalmahan La Isla Dhexmarayay

 Madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey wararka sheegaya in Madaxtooyadu waddo muddo kordhin dambe oo loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Saylici.

G.NET ,Hargeysa