Dalku Wuxu Ubahan Yahay Isbadal Kudhisan Cadaalad Iyo Hoorumar

Dalku wuxu ubahan yahay isbadala kudhisan hoorumar dalkeenu wuxu maanta maraya xaalad aad u xuun xag siyasaded iyo xag cadaaladedba xukumad jirtana way Ku guul darayisatay inay wax ka qabato xaalada dalku Ku jiiro hadaba waxa loo bahan yahay shacabka Somaliland inay tageeran isbadalka ladoonayo iyo ciida doonayisa qoof kasta oo jecel hoorumarka wadanka, waxa looga bahan yahay inu tageero isku duubnida iyo midnimada Somaliland

Haaji Said <haajisaid64@gmail.com

*********************************************************************
Gabileynews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Gabiley.net dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga