Dhegaysiga Dacwada Shabakada Hangoolnews Oo Maanta ka Bilaabantay Maxkamada Gobolka Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-–Dhageysiga dacwadda shabakadda Hangoolnews.com ayaa maanta sitoosa uga bilaabantay maxakamadda gobolka Maroodijeex.Wariyayaasha magaalada hargeysa

Dhageysiga dacwadan oo ay badi goob joog ka ahaayeen. warbaahinta kala duwan ee ka hawl gasha gudaha, magaalada Hargeysa ayaa aheyd mid ay, soo xaadireen masuuliyiinta dacwadan ku soo oogey shabakada oo ah wasaarada duulista iyo Hawada Somaliland.Wariyayaasha magaalada hargeysa, Ayaa Ka Cawday Warar Kala Duwan oo Shabakadu Hore uga Baahisay.

Sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa tifaftiraha Ibraahin Cismaan Axmed iyo wariyayaasha kale ee ka hawl gala shabakada Wararka ee Hangoolnews ,.Wariyayaasha magaalada hargeysa

Dacwadan ayaa aheyd mid dhegeysigeedu ku bilaabmay si dagen isla mar ahaantana ku dhamaaday si degan wajigii koobaad , iyadda oo markii ay soo dhamaatayna dib loogu balamay maalinta Khamiista ee 21-ka bishan.