Xaalada caafimaad ee siyaasigan ayaa lagu tacaalayaa cisbitalka Hargeysa waxaana halkaasi la keenay xaalay niskii danbe ka dib markii uu soomay isaga oo xanuunka macaanka la nool waxaana uu xanuunkani ku soo booday markii uu afuray
EX: WASIIR ABIIB TIMACAD OO XAALAD CAAFIMAAD LOO DHIGAY CISBITALKA HARGEYSA

Hargeisa(GNN):-Cisbitalka guud ee magaalada Hargeysa waxaa xaalad caafimaad loo dhigay wasiirkii hore ee warshadaha Somaliland Abiib Diiriye Nuur ( Abiib Timacad).
Dhakhaatirta xanuukiisan la taacaleysa ayaa waxaa ay sheegen in uu aad u wanaagsan yahay isla markaana ay ku rajo weyn yahiin in uu si dhakhso ah caafimaafkiisii ugu soo noqon doono
Alleh Ha Caafiyo Siyaasi Abiib Timacad