FARIINCAAFIMAAD: HALKAY KU DAMBEEYEEN GUDIDII MINHADLAYASHA CAAFIMADKA SOMALILAND.

Halkay ku dambeeyeen gudidii minhadlayasha caafimadka jsl ee madaxwaynaha jsl mudane axmed maxd maxamoud siiranyo u magacaabay in ay wax ka qabtaan maamulka daawoyinka dalka iyo shurucda dawliga ee looga baahan yahay in ay lagu maamulo

Iyadoo ay luntay maamulka dawliga ee siyaasada caafimaad ee dawooyinka dalka

Iyadoo dawooyinka dalka yimaada ay aad u hoosayso tayadooda waxtar daawo dawooyinkiina ay gacanta u galeen ganacsato aan u lahayn wax aqoon dawo maamul oo lacag ku maamulaya dawooyinkii

Iyadoo dakadaha dalka airport dalka aanay jirin qalab lagu baadho tayada waxtar ee dawooyinka dalka dibada uga yimaada

Iyadoo farmasiyadii ay ku sii badanayan gobolada dalka iyagoo aanay jirin tixraac maamul dawo aqooned

goobahasi

Iyadoo rugi caafimadka ee ay ka hawl gali jireen dr muwaadininta ahi ay ka shaqeynayaan dr ajanib ah oo ku shaqeynaya sifo sharci daro ah oo khilaafsan maamulkii dawladeed

Iyadoo dawooyinkii taarikhdoodi isticmaal dhamatay dib loga badalayo taarikhdii waxtar ee dawooyinka sifo xaaran ah oo tuugaysi dambi

Iyadoo bulshadii u isticmaalayso dawooyinkii sidii rashinka iyagoo aanay jirin maamul caafimad ah oo xakameeya ganacsiga dawooyinka dalka

Iyadoo dawooyinki dhacay halkii lagu wareejin laha lamaha fayadhowrka ay ganacsatadii iyagoo kala cararaya ay ku daadinayan dawooyinkii balaha magaaloyinka goobo ay ku nool yahiin dad rayid ahi

Dr:BuuxIbraahimAadan

Faydhawermadax banana

Buux0210@gmail.com

*********************************************************************

Gabileynews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga