Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Magaacabay Xubno Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha Xisiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa goor dhaweyd uu magacaabay bedelka gudoomiyihii hore ee Gobalka Saaxil Rooda Axmed Yasiin
Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu u magacaabay in uu noqdo gudoomiyaha gobalka Saaxil ee xisbiga UCID Mustafe Xassan Cismaan (Faas).

Halkan Hoose Ka akhri War Saxaafadeedkaas
Maga