Hoodo Ayaan Oo Gaadhigii Dhawaan Mayarka Burco Ugu Deeqay Iyaduna Ugu Sii Deeqday Dadka Dan Yarta Ah Ee Ku Nool Gobolada Dalka

Hargeisa(GNN):-Hoodo Ayaan Suldaan Faarax oo kamida dhalinyarada Somaliland ee ku bahawday gudida Wada jirka iyo wax qabadka oo dhawaan maayarka magaalada burco ugu deeqay gaadhi kuwa raaxada ah VERROZA isla markaana ugu tala galay inay danta guud ugu shaqayso shakhsiyana u siiyay ayaa waxay maanta iyaduna mar labaad gaadhigaasi ugu deeqday dadka danyarta ah ee ku nool gobolada dalka isla markaan aanay ubadkoodu haysan wax ay ku iidaan.