Horumarku Wuxu Ku Jira Amaanka

ciid kasto wax tabanayisa waxa Ku wajiiba inay tabashadeda uga hadasho siwanagsan

Asc waxan halkan kasalamaya dhaman shacabka Somaliland gar ahan shaqalaha hadhwanag news waxan halkan ugaso jeedinaya shacabka Somaliland gar ahan reer berbera inay ilashan amaanka waayo amaan hadi lawayo surta gal maha in lanoolado horumarkuna wuxu Ku jira amaanka,ciid kasto wax tabanayisa waxa Ku wajiiba inay tabashadeda uga hadasho siwanagsan oo an xumayinayin amaanka

Haaji Said <haajisaid64@gmail.com

*********************************************************************
Gabileynews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Gabiley.net dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga