INA AFDIINE OO XIDHIIDHKA U JARAY QAADKII ETHOPIA, DALKA KENYA OO UU U GUURAY IYO CABSHADA GANACSATADII QAADKA EE LAASCAANOOD+ MUUQAAL.

Laascanood(GNN):-Ganacsade Cabdiraxmaan Caraale Jabuuti oo ah ganacsade qaadka keena magaalada caasimada u ah gobalka Sool ee Laascaanood ayaa waxaa uu si adag uga hadley khatar uu sheegay in ay ka dhalan karto diyaarad qaad sida oo ka soo degta garoonka diyaaraha magaalada Laascanood

Ina

Ganacsadahan ayaa waxaa uu sheegay in Ganacsadaha diyaaradan qaadka ku keena uu yahay  Ganacsade Ina Afdiinle ama mulkiilaha Shirkada 571  taas oo ku tilmaamay in uu kula dagaalamayo nabad galyada gobalka Sool isaga oo xusay  in shirkada 571 ay joojisay qaadkii ay ka keeni jirtay dalka Ethopia  isla markaan dalka Kenya u guurtay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan