DEG DEG Inqilaabkii ay Xalay Ciidanka Turkigu Doonayeen Inay Ku Afgambiyaan Xukuumada Wadankaasi Ka Talisa oo Fashilmay.

Halkan Toos Ugala Soso Inqilaabkii ay Xalay Ciidanka Turkigu Doonayeen Inay Ku Afgambiyaan Xukuumada Wadankaasi Ka Talisa oo Fashilmay.Dhinaca Kala Waxa Lagu Dabajiraa Madaxdii Waday Inqilaabka.