KALFADHIGII GOLAHA GUURTIDA OO MAANTA SI RASMI AH U FURMAY LAGAGANA DOODAY ARIMAHA NABADA GELYADA IYO HABKA AY U SOCOTA DIIWAAN GELINTA

Hargeysa(GNN)Kalfadhigii golaha guurtida oo maanta si rasmi ah u furmay lagagana dooday arimaha nabada gelyada iyo habka ay u socota diiwaan gelinta.