MAAYARKA DEGMADA TOG-WAJAALE AADAN SHIINE OO HAMBLAYO BALAADHAN U DIRAY DHAMAAN UMADA MUSLIMIINTA AH GAAR AHAAN REER WAJAALE MUNAASIBADA CIIDAL FIDRIDA AWGEED

Gabiley(GNN)Maayarka Degmada Wajaale Aadan Shiine Ayaa Hamblayo Balaadhan U Diray Dhamaan Umada Muslimiinta Ah Gaar Ahaan Reer Somaliland,iyo Reer Wajaale Munaasibada Ciida Fidrida Awgeed

Mayarka Degmada Wajaale Ayaa Dhamaan Shacab Weynaha Muslimka AH Ee Ku Nool Daafafa Dunida Gaar ahaan Reer Somaliland iyo Kuwa Ku Nool Dagmadani Wajaale Waxuu ugu Hambalyeeyay Munaasibada Ciidal Fidrida Awgeed Waxaanu Ilaahay Uga Baryay in Ciidaa Ciideeda Bash Bash Iyo Barwaaqo iyo Somaliland oo ictiraaf Hesha Ku Gaadhsiiyo .
Waxaanu Dhamaan Dadweynaha Reer Wajaale ugu Baaqay In la Ilaaliyo Amniga Magalada waxaan Dhamaan Dadweyanaha Reer Wajaale Leeyahay Kulu Caam Wa Antum Bilkhayr
Ilaahay Ciidaa Ciideeda Bashbash iyo BArwaaqo iyo Somaliland oo ictiraaf Buuxda Hesha Ha inagu Gaadhsiiyo, Ilaahay Soonkii , Salaadii , iyo Sakada Alle Ha inaga Aqbalo

AAMIIN               AAMIIN                 AAMIIN

 

Gabiley.net

Wajaale office