NUXURKA KHUDBAD UU GUDOOMIYAHA GOBOLKA TOGDHEER KA JEEDIYAY XAFLAD XALAY LOO QABTAY QURBA-JOOGTA GOBOLKA TOGDHEER

Hargeysa(GNN)Gudoomiyaha gobolka togdheer mudane Maxamed Qabo ayaa xalay khudbad xalay ka jeediyay xaflad loo qabtay qurba joogta gobolka togdheer oo ka qabsoontay madaxtooyada gobolka togdheer.