Reer Somaliland: Intaad Is Ku Jeedaan Wadamada Derika Waa U Dan

Qof walba oo adduunkan ku nooli diint kasta ha haystee wuxu ku dhashay 12 bilood , haduu yahay kajooga baraasiil ee bariiskii uu ka soo saaray

Waxaynu ogsoon  nahay  in koonkan  aynu ku nool nahay  sanku neefle waliba ku nool  yahay kan  kale , hadaba waxad mooda  dadka soamlialand  in iyaga lagu nool yahay  sida ugaadha.

Sabab:
1-Qof walba oo  adduunkan ku nooli diint kasta ha haystee wuxu ku dhashay 12 bilood , haduu yahay  ka     
      jooga baraasiil ee bariiskii uu ka soo  saaray waddankiisa, markii uu ka dhergey,  dheeradkii   u iib
     geeynaya,  wadamada saxaaraha ah ee dantu ku kaliftey  iyo wadamada mashaqaystayaashu ku nool
      yihiin sida inaga oo kale.

2- Wadamo  ayaa waxay kuu soo iibgeyaan dhirta suntan aha(JAADKA) , qaarkalena   waa u soo
   Guclaynayaan siday  kuugu keeni  lahaayeen iyagoo eegaya dhaqalaha wadankooda oo keliya.
      Ogsoonow  kuwa kuu soo dhoofinayaa, dadkoodu ma cunan, aadunkana iskaba daa waa ka mamnuuc. Cajiib inaga iyo ugaadhu maxaynu is  
    dhaana……..bal adba
3- Wadamo ayaa  qortaa la soo jeeda, siday u hantiyi  lahaayeen  sidii xooleheena iyo wixii aynu soo
    dejinoba  ay u ahaan lahayd wadankooda , fatxadana ku maraya inay xidhanto dekeda berbri.
4-  Waxad ogaanaysaa in guda laynoo soo  galay,   masaakiintii hooyooyinka ahaa  ee  qudaarleyda  cirkaa  lagu    Geeyaa  gobolkast bari ilaa galbeed , waayo   waxay ka timaada wadamada jaarka iyo masar ,  mararka qaar  turkiga………. Bal ya u miciini  hooyooyinkaasi iyo maatadii ay quudin jireen.
6- Dadkii  wadamada jaarku  way ina ku soo badanayaa, shaqooyinkii iyo dewersigii .
    Cajiib waar soo ina hafiyeen beri…!!!!!!.  
Jawaabtu waa mid u taal  shacbka  iyo dawlada sidii loo gufayn lahaa dalooladaa.
“  Wada jir , Dedaal , aqoon , Horumar”
Salama  caleykum.
Saeed Yaseen