Ururka Daryeel Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Cusbitaalka Dhimirka Ee Magaalada Hargeysa

Hargeysa(GNN)July.4,2016-Ururka daryeelka dadka xanuunka dhimirka qaba ee Somaliland ayaa maanta deeq raashin ah oo sakaartul fidriya gaadhsiiayay cusbitaalka dhimirka ee magaalada hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Log11