Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska SL Oo Tababar Usoo Xidhay 500 Oo Askari.

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland mudane Cali Maxamed Warn Cadde ayaa iyo taliyaha ciidanka booliska Somaliland sareeye guuto Cabdilaahi Fadal Imaan ayaa maanta tababar usoo xidhay 500 oo askaari oo dhamaystay tababarkii ciidanka.