Wiil U Dhalay Hogaamiyihii Alqacida Osama Bin Laden Oo Fariin Cod Ah u Soo Diray Reer Galbeedka

PAKISTAN(GNN):-Wiil uu Dhalay Hogaamiyihii Ururka Alqaacida Osama Bin LAden Ayaa Sheegay Inuu Ka Aarsan Doono Dhimashadii Aabihiis Loo Gaystay Ka dib Fariin Cod ah oo uu Soo Diray
Wiil uu Dhalay Hogaamiyihii Ururka Alqaacida Osama Bin LAden Ayaa Sheegay Inuu Ka Aarsan Doono Dhimashadii Aabihiis Loo Gaystay Ka dib Fariin Cod ah oo uu Soo Diray

Hamza bin Laden, now in his mid-20s, is one of 20 children fathered by the leader of al-QaedaGETTY IMAGES
“Waxaan sii wadi doonaa Dagaal Ka Xoog Badan kii uu Aabahayo Ku Jiray Ilaa Aad ka Joojinaysaan Dulmiga,Dilka iyo Tacadiga Aad ka Wadaan isla Markaana la Beegsanaysaan Wadamada Islaamka Gaar AhaanaPalestine, Afghanistan, Suuriya, Ciraaq, Yemen, Soomaaliya iyo inta kale ee ka mid ah dalalka Muslimka Iyo Dadkooda kuwaasi oo aad noloshooda Cidhiidhi Geliseen
Dagaalku Ma Uusan Dhamaan Osama Bin Laden Waa Noolyahay Dhamaantayo Hadii Aanu Nahay Islaamka Waxaanu wada Nahay Osama Oo Miidhan “Ayuu Yidhi Hamse Bin Laden

thumbWiilkan Hamse Bin Laden Hada Wuxuu Ku Jiraa Dada 20 Jirka Waxaana uu Ka mid Yahay 20kii Caruurta Ahayd ee uu Dhalay Hogaamiyihii Ururka Alqaacida Osama Binu Laden Kaasi oo ay Sheegteen Ciidamada Bada ee Dalka Maraynkanu Inay ku Dileenmagaalada Abbottabad, Pakistan