Wll Dar ilahay Kusoo Caawiya Walaalken Barkhad Axmed Samaale Oo ah Miskiinkan La Il-Daran Xanuun Dhulka Ugu Tuuray Oo Uu Ka Shaqaysan Kari Waayey.

Gabiley(GNN)Wll Dar ilahay Kusoo Caawiya Walaalken Barkhad Axmed Samaale Oo ah Miskiinkan La Il-Daran Xanuun Dhulka Ugu Tuuray Oo Uu Ka
Shaqaysan Kari Waayey.Miskiinkan La daalaa dhacaya Xanuunkani oo ka soo jeeda Qoys dan-yar ah oo aan Awoodin in ay Cusbitaalo geeyaan ayaa Tabaya Taakulada Umada
Muslimiinta ah Meel kasta oo ay Dunida kaga nool yihiin, taasi oo unoqon doonta Sahay Maalinta aan Miciin kale jirin, Ilaa wixii
Camaliyaad Saalaxa ee aad sii dhigatay Mooyaane.

Gabiley.Net

Office Gabiley