XILDHIBAAN KIJAANDHE OO SHAACIYAY INUU KA BAXAY GARABKII ISBAHAYSIGA EE KULMIYE

HARGAYSA (GNN) Xildhibaan Ayaa si cad ugu dhawaaqay inuu ka baxay garabkii Isbahaysiga taa badelkeeda Taageersanyahay musharaxnimada muuse biixi cabdi