Baafi Ciddii Ay Ka Maqan Tahay Allaabtani.

Hargeisa(GNN):-Canab Cabdilaahi Bookh waxay baafinaysaa Shandad ku luntay Madarka Jiddah
Shandadaas oo ka luntay qoyska Cabdilaahi Sh.Maxamed, Khadija Ali Muse, &
Cabdirisaaq Cabdilahi Sh.Maxamed Fadlan Qoyskaa Magacayadoodu Kor ku xusan
Yihiin cidii garaynaysaa hanagala soo xidhiidho numberada kala ah 4141548 ama 4120050 oo Laga Helikaro Shandadaasi islamarkaana ay iyagu gacanta ku hayaan.