Buug Laga Qoray Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Maxamed X. I. Cigaal Oo Lagu Soo Bandhigay Magaalada Hargeysa (Video)

Hargeysa(GNN)-Buug loogu magac daray “Duco Qabe” oo laga qoray Taariikh nololeedka madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.

 
Log11