Cabdi Malik Colldon; Hayeel U Soo Baxey Somaliland; Tariikhadana Bilad Dahaba Ka Galey

Waxuu noqdey shaqsiga qudha ee samafalo aad u qiimo badan ka geestey waxtraka dadkeena maskiinta ee bahan ee ku nool somaliland iyo somaliyaba

Waxaan halkan doonayaa in aad dadweynaha somaliland tuso qafkooga qiimaha weyn ugu fadhiya qofku yahey. Sidaad wadda og soon tihiin, warbaahinta togdheer iyo somaliland waxaa sannadahan ka soo dhex muuqada halyeey qarran oo isla markana halyeey ilaaahey uu siiyeey, caqli iyo garasho uku muddeeystey, inuu wax ugu qabto inta itaalkiisa ah dadweynaha somalililand xita umada somaliyeed, dadkooga maskiinta iyo dadkooga jilicsan, hadey tahey MID BUKA, mid baahan , mid weyn. haweeen iyo rag , iyo dadweyne maskiita, hadaba halyeegaasi waa kuma? waa wariye coldoon.

COLDOON 1.JPG

CABDI MAALIK MUSE COLLDOON, Waxuu noqdey halyeegii ugu horeeyey somaliyeed soo mara saxafadda somalida, islamrkaana wax weyn wax u utara dadweynah somaliyeed ee tabaleeysan. Waxuu
noqdey shaqsiga qudha ee samafalo aad u qiimo badan ka geestey waxtraka dadkeena maskiinta ee bahan ee ku nool somaliland iyo somaliyaba, isagga oo geed hoose iyo geedyarba u fuuley inuu warbaahintiisa uu u badiyo inuu wax ugu qabto dadweynah somalida ee aay hadheyeey, wayaha nolloleed ee adag taasooo sabbabtey inuu soo halo maliyeed somaliyeed oo aay ahdyeen dhibaatooyin aad u bahansan , ku waas oo ah mid xanuunah sida qaf xanuusanaya oo dawo wayaey, ama mi walan oo daryeel WAAYEEY , ama mid guri laan ku dhacdey oo uu waxtaro.

Walalayaal cabdi malik coldoon waa shaqsi uu ilahey u soo direy soamlida dadkooga maskinta inuu waxtrao, ilaaheybaa amahad leh inoo keeney cabdi malik coldoon. waxtaro aad u qiimo badan buu ka geesta gaiyga somalida dagto, isogoo waxtarkiisu ku saleeysan yahey, inuu muqaalo ka soo gudbiyo shaqsiyadu somaliyeed oo aay ku habsadeen wayaha nolooleed, ku waas oo sababaey qaarkood dadka masaakinta u sababay xanuuno iyo dhibatooyin badan oo aan la soo koobui kareen.

Waxaan xasuutaa oo ah islamarkaana aheed xiligii igu horeesey ee aan cabdi maalik coldoon barto, anigoo jooga l;ondon, markay arkey isgoo dameer gaadhi jirey, cafimaad wey u suubiyeey, isla markaana dadweynah somalida tusey muqaal, waxaan kaloo xasuustaa mar uu wayeel hooyinkeena oo kale uu u muqal u hawada ugu gubiyeey loona dhisey guryo magalada burco.

Wala laayaal shaqada uu u hayo cabdi malik codloon bulsha weynta somailand waa shaqo aay gabeen dakenii wax heestey , hadii aat tahey, mid tv leh, mid wasiira, mid xilibaana, mid dhakhtera, markii ay dadkaas aan soo sheegey waxaas arki waaeyeen, ayuu isgu gartey inuu dadkoogaa maskiinta ah u muqaalo ka duubo una gubiya calaamka sio wax loo taro, waa nika xita xoolaha iyo xawaanka u naxriisnaya, waana dabeecada lagu yaqaano qfka muumnika, waxter hadaad geesato , in badan buu ilaahey kugu abaal gudaya adunak iyo akhriba, cabdi maalik coldoon waxterkaa uu dadka u hayo waxeey keentey in maliyiin qaf oo somaliyeed oo calamka ku nool aay hadal hayaan habeehn iyo malinba una hayaan wanaag iyo kal gacal , waxuu istaahilaa inaan wasiir ama madaxweyne ka dhigano si aan hurmer u gaadhano.

shaki kuma jiro inuu cabdi maalik aduunka iyo akhriba ku liaabanayo, waxaan leeyahey , ilaahoow cabdi malik muuse coldoon ka abaal Marin sama falka uu usameeyo walaalhisa somaliyeed tabaleysan, wuun ahalay aduunka iyo akhriba .

gunaanadkii…

Waxaan dadweyanah somaliland oodhan ka codanayaa wa innaan halyeegeenn somaliderkah markaad aragtaan fadhiga uga kacadaan idinkoo baal dahaba ka galiniya tareekhda somaliland, waaana mid ku dayasho mudan shaqada cadbi maalik coldoon.

ILAAHOW ADUUNKA IYO AKHRIBA KU GARGAAR CABDI MALIK COLDOON, JANADADA KA WARABI, AMEEN. I NAVER EVER FORGET YOU BRF, THANKS

ILAAHEYBAA MAHDLEH INAGA DHIGEY MUSLIN, ISLA MARKAANA II SUURTO GALIEYEY QORAAKEYGAN

WAXA QOREY fuaad maxamed qawdhan ariamah bulshada london

salaanmedia.

mr_qawdhan@hotmail.co.uk

my facebookis ; fuaad qawdhan
*********************************************************************
Gabiley.Net marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Gabiley.Net dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga