Cabdicasiis M Samaale Oo Saaka Si Rasmiya ah Uga Qaybgalay Shirka Xisbiga Kulmiye ee Golaha Fulinta

Cabdicasiis Samaale Oo Saaka Dib Ugu Laabtay Ka qaybgalka Shirarka Xisbiga Kulmiye Kana Qayb Galay Shirkii Gudida Fulinta Wasiirkii hore ee Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa Saaka markii ugu horaysay tan iyo shirkii golaha dhexe saaka kasoo qaybgalay shirkii guddiga fulinta ee caadiga ahaa waxaana uu Kulanka ka jeediyay Khudbad ku saabsan sidii KULMIYE markale u guulaysan doorashooyinka soo socda