DAAWO Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Sharaxay Muhiimada Kulan Uu Madaxwayne Siilaanyo Maanta La Qaatay Madaxda Saddexda Xisbi Qaran.

Afhayeenka madaxtooyada Somaliland mudane Cabdiraxmaan Shamax ayaa sharaxay nuxurka kulan uu maanta madaxwayne Siilaanyo la qaatay masuuliyiinta saddexda xisbi qaran iyo akadamiyada nabadda iyo horumarinta Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Log11