Daawo Badhasaabka Gabiley iyo Gudoomiyaha Dagmada Tog-Wajaale Oo Ka Jawaabay Cabasho Ay U Soo Jeediyeen Iskaashatada Gaadiidlayda Dhayneyaashu

Gabiley(GNN)Gabiley Badhasaabka Gobolka Gabiley iyo Gudoomiyaha Dagmada Tog-Wajaale Ayaa Ka Jawaabay Cabasho Ay U Soo Jeediyeen Iskaashatada Gaadiid Layda Dhaynayaasha ee Baabulaah Taasoo ay Kaga Cabanayeen istaan Baaburta Dhaynayaashu Ay Hore uga Bixijireen oo Kuyaalay Barxada Bacadlayasha dhexdooda oo Laga Soo Rararay Kadib Markii Goobtaasi Noqotay Goob Cidhiidhiya oo Aan Munaasib Ku Ahayn Inay Ka Rakaab Sadaan Gadiidku

 

Si Kastaba Ha Ahaatee Dhacdooyinkani oo Ah Kuwa Ku Soo Noqnoqday Ayaa Waxa Loo Aanaynayaa Taliyaha Dagmada Togwajaale oo KA Dhago Adaygay islamrkana Ka Gaabiyay Wada Shaqaynta Maamulka Dagmada Wajaale iyo Gobolkaba Taasi oo Cuuqaasha Iyo Culimowdiinka Dagm,ada Togwajaale ay Hore uga Cawdeen Heerka Nabad Galyada Dagmada Togwaajaale inay Halis Galayso Hadaan Wax Laga Qabanina Keeni Karta Kacdoono Bulsho iyo Khilaaf Ka Abuurba Suuqyada Gancsiga Dagmada Tog-Wajaale.

Gabiley.Net

office Gabiley