Daawo Barmaamij kooban oo taabanaya taariikhda soo jireenka ah ee dekeda Berbera iyo muhiimada Maalgashiga Dekeda oo lagu waraystay Masuuliyiin kala duwan oo muxaafid iyo mucaaridba leh.

Hargeisa(GNN):-Daawo Barmaamij kooban oo taabanaya taariikhda soo jireenka ah ee dekeda Berbera iyo muhiimada Maalgashiga Dekeda oo lagu waraystay Masuuliyiin kala duwan oo muxaafid iyo mucaaridba leh