DAAWO Dacdo Naxdileh:Caruur Somali ah Oo Dalkan Sweden Ku Dhimatay Kadib Bambo Gacmeed Daaqadda Gurigood Looga Soo Tuuray.

Hoos Ka Daawo Magaalada Goteborg oo ah caasimadda labaad ee dalka Sweden waxaa ku dhintay ilmo Soomaaliyeed oo 8 jir ahaa kadib markii kooxo aan haybtooda la garaneynin ay Bambo gacmeed daaqadda uga soo tuureen gurigooda.

 

 

Log11