Daawo-Dalka China Oo Hir Geliyay Biriij Quraarad ah.

Beijing(GNN):-dalka china ayaa waxa laga hir geliyay biriij ka samaysan quraarad, kaas oo noqonaya kii ugu dheeraa dunida