Daawo: Dhibka haysta gawaadhida gar-gaarka degdeg ah ee Magaalada Hargeysa

Dhibka haysta gawaadhida gar-gaarka degdeg ah ee Magaalada Hargeysa, bal nala daawo gaadhigan dab damiska ah ee ku degdegaya gaadhi kale oo ku gubtay badhtamaha Hargeysa balse meel uu ka maro la’ gawaadhi kale.