Daawo Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Shaaciyey In Lasoo Afjaray Diiwaangalintii Codbixiyaha Ee Gobolka Sanaag Ka Socotay Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Hargeysa (GNN Diwaangalintii Codbixiyaha Ee Ka Socotay Gobolka Sanaag Oo Lasoo Gabagabeeyey Iyo Gudida Doorashooyinka Oo Munaasibad Lagu Shaacinayo Ku Qabtay Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag.