Daawo: Heestii Ma Huraan Dhulkaygoow iyo AHN Ayaanle Xaji Gujis

Heesta Ma huraan waxa qaadaya AHN Ayaanle Xaaji Gujis, waxaanay ahayd wakhtigii dalka lagu soo noqday, taas oo uu ka hor qaadayay cutubyadii ugu horeeyey ee ciidanka Somaliland, halkaas oo ay madaxdii meesha timi dhulka fadhiistay oo ay ku jireen C/raxmaan Aw Cali Faarah iyo madax kale oo badan.

Waxa kale oo aad arki doontaa microphonada oo lagu xidhxidhay dhirta dushooda oo aan la haysan qalab lagu xidhxidho wakhtigaa.