Daawo-“Inta Xayga Aan Ahay,Aniguna Xanaaniyo,Mid Xaqayga Dhawroo, I Xurmeeya Waan Heli”…Khadra Silimo.

Hargeisa(GNN):-Fanaanada Khadra Silimo Ayaa Todobaadkan Aynu Ku Gudo Jirno Soosaartay Hees In Badan Dhalinyarta Somalidu Aad U hadal haysay, heestan ayaa ah mid fanaanadu si qotodheer ugu garnaqsaneyso, islamarkaana ah mid ka warameysa xidhiidhka jacayl iyo turunturooyinkiisa.