Daawo-La Taliyaha Madaxweynaha Ee Arrimaha Bariga Somaliland Oo Cali Khaliif Galaydh Ku Amaanay Inuu Ku Dhiirado Wada-hadal Dhexmara Dawlada Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Lataliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Gobolada Bariiga Somaliland oo Goordhawayd Warsaxaafadeed Uu Soosaaray Soo Gaadhsiiyey Shabakada Wararka Ee gabiley.net, Warsaxaafadeedkan Ayaa Uu Si Togan ugaga Hadlay Wadahadal Dhexmara Dawlada Somaliland iyo Siyaasi Cali Khaliif Galaydh oo hormood u ah kooxda khaatumo, Waxaanu Lataliye C/naasir Garaad Sheegay in Wadahadalkaasi soo afjari doono Dib u dhicii dhinaca Baahiyaha Bulshada ee Ku Yimid Deegaanadaasi.
HALKAN KA DHEGAYSO CODKA LATALIYAHA MADAXWEYNAHA EE GOBOLADA BARRIGA OO FAAHFAAHSAN.