Daawo-Muuqaal:-Xukuumadda Oo Golaha Horkeentay Heshiiska DPW Iyo Wasiiradda Arrimaha Dibada Iyo Madaxtooyada Oo Xildhibaanada Uga Warbixiyay.

Hargeisa(GNN):-Daawo-Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta La Horgeeyey Ansixinta Heshiiska Shirkada DP World Ee Maalgalinaysa Dekeda Berbera.