DAAWO MUUSE BIIXI OO SOO DHAWEEYEY GO,AANKA MADAXWAYNAHA EE SAAMIQAYBSIGA KURAASTA GOLAHA WAKIILADA

Hargeysa (GNN) Gudoomiyaha Xisbiga Talada Haya Ee Somaliland Ahna Musharaxa Madaxwaynaha Oo Ka Hadlayay Kulan Ku Yeesheen Ayaa Sheegay In Sadexda Xisbiba Ka Baqdeen Inay Xal Ka Gaadhaan Arintaas Lakiinse Waxa Uu Xusay Inuu Aqbalay Go,aanka Madaxwaynahu Ka Gaadho Arintaa