Daawo Odayaal Iyo Dhalinyaro ay Isku Jufo Yihiin wasiirka Warshadaha Oo Sheegay In Marwo Aamina Waris ay KaHor Joogto Saamigii ay Ku Lahaayen Gabiley

Gabiley(GNN) Odayaal Iyo Dhalinyaro ay Isku Jufo Yihiin  wasiirka Warshadaha  Shucayb  Oo Sheegay In Marwo Aamina Waris ay Hor Joogto  Saamigii ay Gabiley Ku Lahaayen

Waxa Noo sheegay Masuuliyiinta Noogu Jira Xukuumada Axmed siilanyo In Marwo Aamina Waris ay Hor Joogto  In Aanu Helno Saamigii Aanu Ku Lahayn Gabiley QaarKamid ah Odayaasha

Gabiley.Net

Office Gabiley