Daawo-Raila Odinga “Somaliland Waxa Ay Buuxisay Shuruudihii Dawladnimo, Waxaanan Soo Jeedin Lahaa In La Aqoonsado”

Nairobi(GNN):-Halkan hoose daawadayaal waxa aanu idiin ku soo gudbinaynaa Ra’isal Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga oo sheegay in ay somaliland u qalanto in la aqoonsado.