Daawo Wax garadka Reer Gabiley Oo Cod Dheer u Diray Umada Muslimiinta Ah Si Ay Usoo Caawiyaan Maxamed salaada Oo Xanuun La Daala Dhacaya

Gabiley(GNN)QaarKamid ah Salaadiinta, Cuqasha Iyo Dhalinyrta Reer Gabiley Oo U Istaagay Inay Cod Dheer Kula Hadlaan islamarkaasina ay Baaq Ugu Diray Umada Muslimiinta ah In ay Soo Caawiyaan Maxamed salaada Oo Ah Wiil Dhalinyaro ah Islamarkaasina Xanuun La Daala Dhacaya

Ugu Soo Hagaaji Waxii Aad Awoodo ACCOUNT NUMBER 0655  Ama

NUMBER Zaad 0633105235

 

 

Gabiley.Net

Office Gabiley