DAAWO SAWIRADA Banaan Bax Lagu Ayidayo Ansaxinta Heshiiska DP World oo Hadda Ka Socda Xarunta Golaha Wakiilada Hortooda

Hargeisa (GNN)Waxa Hadda Goor Dhoweyd Ka Bilowday Xarunta Golaha Wakiilada Hortooda Mudaharaad Balaadhan oo Lagu Tageerayo Heshiiska DP World Iyo Xukummada Somaliland, Dadkaas oo Ku Doodaya Inay Badbaadiyaan Maalgelinta Caalamiga ah ee Somaliland Nasiiibka Uu heshay.
Dadkan aya ah Bulshada Magaalada Hargeisa oo Jecel Inay Dalka Somaliland Horumar Dhaqaale helo, oo Ummada Somaliland ka Faideystaan Maalgelintan Caalamiga ah ee Xukummada Somaliland Dedaalka Weyn Ugu Gashay Sidi Dalkani uu Horumari Laha.
Si kastaba Ha ahaate waxa Hadda ka socda Gudaha Xarunta Golaha Wakiilada Doodi Ku Saabsanayd Heshiiska DP World Iyado La Filayo in Cod Gacan Taag Lo Qaado Goor Dhow.

 

Log1