Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Xaflada Qalin Jabinta Jaamacada Golis

Halkan Ka Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Xaflada Qalin Jabinta Jaamacada Golis Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ayaa saaka ka qayb galay Munaasibada qalin jabinta Ardayda sanadkan ka baxaysay Jaamacada Golis ee magalada Hargeysa

Log1