DAAWO Siyaasiyiin Kasoo Jeedda Gobolka Sool Oo Shacabka Deegaanada Ugu Baaqay Inay Si Balaadhan Uga Qayb Qaataan Diiwaangalinta,Somaliland-na Wax La Qaybsadaan.

Siyaasiyiin kasoo jeeda deegaanada gobolka sool aya shacabka gobolka ugu baaqay inay si balaadhan uga qayb qaataan diiwaangalinta codbixiyayaasha ee ka bilaabmaysa gobolka sool,waxna la qaybsadaan dawlada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Log11