Daawo: Xigmadii Abwaan Xasan Sheekh Muumin ee shirkii Beelaha Somaliland ee Boorama 1993

Bal nala dhuuxa xigmadii Abwaan Xasan Sheekh Muumin ee dhaxal galka ahayd ee uu ka jeediyey shirkii dib-u-heshiisiinta beelaha Somaliland ee sanadkii 1993kii. “Bashooy basar xumidaa ma Somali baad tahay”.