DAAWO:Xaflad Qaadhaan Loogu Ururinaayay Dhamaystirka Maktabada Qaranka Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa.

Halkan Ka Daawo Xaflad Qaadhaan Loogu Ururinaayay Dhamaystirka Laybareeriga Qaranka Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa Iyo Shacabka Reer Sonaliland Oo Loogu Baaqay Inay Ka Qayb Qaataan