Garabka Gudoomiha Xisbga Ucid Oo gudbiyey Dacwad Ka Dhan Ah Gudoomiye Xigeenka Sadexaad Cali Gurey

Hargeysa (GNN) Garabka Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Ayaa Gudida Ururada U Gudbiyey Warqad Iyagoo Ka Dacwoonaya Mujaahid Cali Guray Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga Oo Ka Mida Garabka Jamaal Cali Huseen

cali-guray.