Dhegayso- Dawlada Taagta Daran Ee Somalia Oo Masuul U Hadlay Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Heshiiska Dekeda Berbera Ee Dp World.

Hargeisa(GNN):- Masuul Ku Hadlayey Afka dawlada taagta daran ee somalia oo sheegay inuu yahay Hantidhawrka Guud ee Somalia, oo La Hadlay Idaacada VOA Ayaa odhaahdo Beerlaxowsi ah ku Tiraabay In Heshiiska Caalamiga ah ee Dhexmaray Shirkada Dp World Ee isutaga Imaaraadka Carabta Iyo Xukuumada Somaliland Oo Maalgashi Heersare Ah Ku sameynaysa Dekeda Berbera. HALKAN KA DHEGAYSO FAAHFAAHINTA WARKAN.