Dugsiyada Salaama Ayaa Xaflad Balaadhan U Qabtay Ardayda Ka Qalijabisay Iyo Kuwii Kaalmaha Hore Galay Imtixaankii Dalka.

Hargeisa(GNN):- Dugsiyada Salaama Oo Kamida Dugsiyada aadka Loo Tayeeyay Dhinaca Culuunta iyo Aqoonta ay Ardayda Baraan,islamarkaana ka mida dugsiyada dhinaca tarbiyada ardayda aadka uga dhisa ayaa Maanta xaflad balaadha u qabtay Ardayda kala duwan ee dugsiyada sare iyo hoose ee dugsiyada salaama, sidoo kale waxaa munaasibada abaalmarino kala duwan lagu gudoonsiiyey ardaydii kaalmaha hore ka gashay imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee fasalada afraad ee dugsiga sare iyo fasalada 8aad ee dugsiga hoose ee salaama.

HALKAN KA DAAWO MUNAASIBADA XAFLADAN AADKA U BALAADHAN OO AY KA SOO QAYBGALEEN MASUULIYIIN AAD U TIRO BADAN.

HARGEISA SOMALILAND
GABILEY NEWS NETWORK