Ey Waalan Oo 23qof Ku Dhaawacay Magaalo Ku Taala Dalka Shiinaha

Beijing(GNN) Ilaa saddex iyo labaatan qof ayaa ku dhaawacmay, Ey Waalan oo ku weeraray jidadka magaalada Guizhou ee dalka Shiinaha