Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo ka hadlay fanaanadda Nasteexo Indho

Fanaanada Nasteexo Indho oo Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ka hadashay show ay ku dhigi lahayd Hargeysa iyo cabashooyin uga yimi culimada wadanka.

Iyada oo sida la ogyahayna ay hore Culimada Puntland uga soo saareen Garoowe si aanay ugu qaban show, balse noomay suurta galin in aanu iyada Nasteexo Indho helo.