DAAWO MUQAAL: MAAREEYIHII HORE EE DEKEDDA BERBERA CALI XOOR-XOOR OO KA HADLAY XILKA QAADISTII LAGU SAMEEYAY

Gabiley (GNN) – Maareeyihii hore ee dekedda berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-xoor) ayaa ka hadlay xilka qaadistii lagu sameeyay “Anigu Nin Kibray Oo Dawladdii Ka Hor Yimid Maan Ahayn Ee Wax Inoo Hagaajiya Ayaan Lahaa…” Cali Xoor-xoor

Gabiley.Net
Office Gabiley